SUBSCRIBE

Af Soomaaligu Khatar Ma Ku Jiraa? Falaqaynta Walaaca Faafay iyo Wejiyada Dhabta ah

Af Soomaaligu waxa uu sameynayaa korriin iyo hagaas isbarbarsocda. Boqollaal sannadood ayaa uu soo ahaa af ka xidhan foofka ilbaxnimada oo ay ugu muhiimsan tahay farta iyo qoraalku, sababo badan awgeed. Ha se ahaato e, kontonkii sannadood ee ugu dambeeyay waxa uu yeeshay far qoraal, taas oo suuragalisay in ay faafaan qoraalka iyo akhriska dhigaallo af Soomaali ku qorani. Waxa se horumarkaas ku lammaan, hanaqaad la’aan ka haysa hab-qoraalka iyo naxwaha oo aanu weli saldhigin, ama aanu lahayn halbeegyo saxartiran oo uu tixraaco.

 

...

Publication Details

Date:June 6, 2024 Type: Publication Download